Falimaha 17:1 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub1 Goortii Bawlos iyo saaxiibadiis safreen illaa Amfibolis iyo Abolloniya waxey sii aadeen Tesaloniika, halkaasna waxaa ku yaalay sunagogga Yuhuudda. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH1 Haddaba markay sii dhex mareen Amfibolis iyo Abollooniya ayay waxay yimaadeen Tesaloniika meeshaas oo sunagogga Yuhuuddu ahaa; Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah1 Haddaba markay sii dhex mareen Amfibolis iyo Abollooniya ayay waxay yimaadeen Tesaloniika meeshaas oo sunagogga Yuhuuddu ahaa; Viz kapitola |