Online Bible

- Reklamy -




Falimaha 16:40 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

40 Laakiin Bawlos iyo Silas markey xabsiga kasoo baxeen waxey toos u aadeen guriga Ludiya, halkaas ayey kula kulmeen walaalaha oo aaminsan oo wey dhiirigeliyeen, kadibna wey tageen.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

40 Oo markay xabsigii ka soo baxeen waxay galeen gurigii Ludiya, oo kolkay walaalihii arkeenna ayay dhiirigeliyeen oo ka tageen.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

40 Oo markay xabsigii ka soo baxeen waxay galeen gurigii Ludiya, oo kolkay walaalihii arkeenna ayay dhiirigeliyeen oo ka tageen.

Viz kapitola kopírovat




Falimaha 16:40

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy