Falimaha 16:4 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub4 Bawlos iyo kuwa kale ayaa tagay magaalooyin, waxey kuwii walaalaha ahaa u sheegeen wixii rasuulladii iyo odayaashii joogay Yeruusaalem go’aansadeen iney raacaan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH4 Oo intay magaalooyinka dhex marayeen, waxay u dhiibeen amarradii rasuulladii iyo waayeelladii Yeruusaalem joogay soo amreen, inay dhawraan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah4 Oo intay magaalooyinka dhex marayeen, waxay u dhiibeen amarradii rasuulladii iyo waayeelladii Yeruusaalem joogay soo amreen, inay dhawraan. Viz kapitola |