Online Bible

- Reklamy -

Falimaha 16:37 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

37 Laakiin Bawlos wuxuu ninkii askariga ahaa ku yiri, “Waxaan nahay reer Rooma, madaxdii Roomana dadka hortooda ayey nagu garaaceen, waxey nagu tuureen xabsiga, haddana waxey doonayaan miyaa iney si qarsooni ah nagu soo daayaan? Maya, iyagu ha noo yimaadaan oo hana sagootiyaan.”

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

37 Laakiin Bawlos baa wuxuu iyagii ku yidhi, Caddaan bay noogu garaaceen annagoo aan nala xukumin oo ah niman reer Rooma, oo waxayna nagu rideen xabsi; imminkana ma qarsoodii bay nooga saarayaan? Sidaas ma aha; laakiin iyaga qudhoodu ha yimaadeen oo dibadda ha noo saareen.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha 16:37

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy