Falimaha 16:34 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub34 Aad ayey u farxeen markey Illaah rumeysteen, kadibna ninkii ayaa iyagii u kaxeeyay gurigiisi oo cunta u diyaariyay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH34 Haddaba gurigiisuu iyagii keenay oo cunto hor dhigay. Isagoo Ilaah rumaysanna ayuu aad ula farxay kuwii gurigiisa joogay oo dhan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah34 Haddaba gurigiisuu iyagii keenay oo cunto hor dhigay. Isagoo Ilaah rumaysanna ayuu aad ula farxay kuwii gurigiisa joogay oo dhan. Viz kapitola |