Falimaha 16:27 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub27 Kii xabsiga waardiyeynayay goortuu hurdada kasoo toosay wuxuu arkay albaabadii xabsiga oo dhan iney furanyihiin, wuxuu u maleeyay maxbuusyadii iney carareen. Markaas ayuu seeftiisi iska soo bixiyay wuxuuna rabay inuu is dilo. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH27 Xabsihayihiina markuu hurdada ka toosay oo arkay albaabbadii xabsiga oo wada furmay, ayuu seeftiisii la baxay oo ku dhowaaday inuu isdilo, maxaa yeelay, wuxuu u malaynayay maxaabiistii inay baxsatay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah27 Xabsihayihiina markuu hurdada ka toosay oo arkay albaabbadii xabsiga oo wada furmay, ayuu seeftiisii la baxay oo ku dhowaaday inuu isdilo, maxaa yeelay, wuxuu u malaynayay maxaabiistii inay baxsatay. Viz kapitola |