Online Bible

- Reklamy -

Falimaha 16:26 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

26 Isla markii ayaa waxaa dhacey dhul gariir oo ruxay aasaaskii xabsiga. Hal mar ayaa albaabadii xabsiga oo dhan wada furmeen oo silsiladii qof walba ku xirneydna furantay.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

26 oo filanla'aan waxaa dhacay dhulgariir weyn, sidaas darteed aasaaskii xabsigu waa ruxmay; oo markiiba albaabbadii oo dhammu waa wada furmeen; mid walbana silsiladihiisii waa ka furmeen.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha 16:26

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy