Falimaha 16:24 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub24 Markii amarka la siiyay ayuu iyagii xabsiga geeyay oo lugaha kaga xiray silsilad oo silsiladiina ku xiray geed weyn. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH24 isaguna markuu amar caynkaas ah helay, wuxuu iyagii ku riday xabsigii ugu hooseeyey, cagahoodana qori buu aad ugu xidhay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah24 isaguna markuu amar caynkaas ah helay, wuxuu iyagii ku riday xabsigii ugu hooseeyey, cagahoodana qori buu aad ugu xidhay. Viz kapitola |