Falimaha 16:19 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub19 Dadkii gabadha lahaa ayaa markey ogaadeen in rajadoodi lacag sameynta ey dhamaatay ayaa waxey qabteen Bawlos iyo Silas oo ku jiideen suuqa si ey madaxda u xukumaan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH19 Laakiin sayidyadeedii, markay arkeen in rajadii faa'iidadoodu dhammaatay, ayay Bawlos iyo Silas qabteen, oo waxay u jiideen suuqa, taliyayaasha hortooda, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah19 Laakiin sayidyadeedii, markay arkeen in rajadii faa'iidadoodu dhammaatay, ayay Bawlos iyo Silas qabteen, oo waxay u jiideen suuqa, taliyayaasha hortooda, Viz kapitola |