Falimaha 16:18 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub18 Maalmo badan ayey waxyaalahaas ku hadleysay. Markaas ayaa Bawlos ku xanaaqay oo intuu u jeestay ayuu ruuxdii ku yiri, “Magaca Ciise Masiix ayaan kugu amray ee kasoo bax!” Isla markiiba ruuxdii ayaa ka baxday. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH18 Sidaasna maalmo badan ayay yeelaysay. Laakiin Bawlos oo ka xumaaday ayaa u jeestay oo jinnigii ku yidhi, Magaca Ciise Masiix ayaan kugu amrayaa inaad iyada ka soo baxdid. Markaasuu saacaddiiba ka soo baxay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah18 Sidaasna maalmo badan ayay yeelaysay. Laakiin Bawlos oo ka xumaaday ayaa u jeestay oo jinnigii ku yidhi, Magaca Ciise Masiix ayaan kugu amrayaa inaad iyada ka soo baxdid. Markaasuu saacaddiiba ka soo baxay. Viz kapitola |