Falimaha 16:17 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub17 Gabadhii ayaa Bawlos iyo anaga na soo raacday iyadoo qaylinayso oo leh, “Nimankan waa adeegayaasha Illaaha Ugu Sareeyo, waxey idiin sheegayaan sidaad u badbaadi lahaydeen.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH17 Taasaa Bawlos iyo annaga na soo raacday, wayna qaylisay iyadoo leh, Nimankanu waa addoommadii Ilaaha ugu sarreeya, kuwaasoo idinku wacdiyaya jidka badbaadada. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah17 Taasaa Bawlos iyo annaga na soo raacday, wayna qaylisay iyadoo leh, Nimankanu waa addoommadii Ilaaha ugu sarreeya, kuwaasoo idinku wacdiyaya jidka badbaadada. Viz kapitola |