Falimaha 16:16 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub16 Maalin anaga oo meesha lagu duceysto u socono ayaa waxaan la kulannay gabar adoon ah, waxey lahayd ruux siiya xoog ey waxa soo socda ku sheegto. Sidaa ayey lacag badan ku heli jireen dadkii iyada lahaa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH16 Oo waxaa dhacday, markii aannu u sii soconnay meeshii lagu tukan jiray, in ay naga hor timid gabadh jinni wax sheega qabtaa, taasoo waxsheegiddeeda faa'iido badan ugu keeni jirtay sayidyadeeda. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah16 Oo waxaa dhacday, markii aannu u sii soconnay meeshii lagu tukan jiray, in ay naga hor timid gabadh jinni wax sheega qabtaa, taasoo waxsheegiddeeda faa'iido badan ugu keeni jirtay sayidyadeeda. Viz kapitola |