Falimaha 16:15 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub15 Goortii iyada iyo reerkeeda la baabtiisay ayey gurigeeda nagu casuumtay. Waxey dhahday, “Haddaad tixgelineysid runtii inaan aaminsanahay Rabbiga, kaalaya oo gurigeyga jooga.” Waana ogolaanay casuumaadeeda. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH15 Oo markii la baabtiisay iyada iyo dadkii gurigeeda, ayay naga bariday iyadoo leh. Haddaad qiyaasaysaan inaan Rabbiga aamin u ahay, gurigayga kaalaya oo jooga. Waana na yeelsiisay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah15 Oo markii la baabtiisay iyada iyo dadkii gurigeeda, ayay naga bariday iyadoo leh. Haddaad qiyaasaysaan inaan Rabbiga aamin u ahay, gurigayga kaalaya oo jooga. Waana na yeelsiisay. Viz kapitola |