Online Bible

- Reklamy -

Falimaha 16:14 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

14 Mid ka mid ah kuwa dhageysanayay waxey ahayd haweeney magaceedu yahay Ludiya, waxey ka timid magaalada Tu’ateyra, oo waxeyna iibin jirtay dhar qaali ah oo midab guduudan. Illaahey ayey caabudi jirtay, isla markiiba Illaahey qalbigeeda ayuu furay si ey u maqasho Bawlos fariintiisa.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

14 Oo naag Ludiya la odhan jiray, oo dhar guduudan iibin jirtay, oo magaalada Tu'ateyra ka iman jirtay, oo Ilaah caabudi jirtay baa na maqashay; taasoo Rabbigu qalbigeeda furay inay dhegaysato waxyaalihii Bawlos ku hadlay.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha 16:14

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy