Online Bible

- Reklamy -

Falimaha 16:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

13 Maalintii Sabtida ayaan waxaan tagnay meel magaalada ka baxsan oo webi ku yaalo, waxaan u maleynay inaan ka heli doono meel ey dadka ku duceystaan. Markaas ayaan fariisanay oo la hadalnay dumarkii meesha joogay.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

13 Maalintii sabtida ahayd ayaannu iridda ka baxnay, oo waxaannu tagnay webi dhinaciis, meeshaas oo aannu u malaynay meel lagu tukado; markaasaannu fadhiisannay, oo waxaannu la hadallay dumarkii urursanaa.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha 16:13

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy