Online Bible

- Reklamy -




Falimaha 16:10 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

10 Bawlos goortuu riyadaan arkay kadib ayaan isku diyaarinay inaan tagno magaalada Makedoniya. Haddaba waan hubnaa in Illaahey halkaas noogu wacey inaan warka wanaagsan soo wacdino.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

10 Oo markuu riyadii arkay dabadeed markiiba waxaannu doonnay inaannu Makedoniya tagno, taasoo nala noqotay in Ilaah noogu yeedhay inaannu iyaga injiilka ku wacdinno.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

10 Oo markuu riyadii arkay dabadeed markiiba waxaannu doonnay inaannu Makedoniya tagno, taasoo nala noqotay in Ilaah noogu yeedhay inaannu iyaga injiilka ku wacdinno.

Viz kapitola kopírovat




Falimaha 16:10

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy