Falimaha 16:1 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub1 Bawlos wuxuu u safray Derbe iyo Lustara, halkaasna waxaa joogay nin xer ah oo la yiraahdo Timoteyos. Hooyadiis waxey ahayd Yuhuudiyad masiixiyad ah laakiin aabihiis wuxuu ahaa Gariig. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH1 Oo wuxuu kaloo yimid Derbe iyo Lustara; oo bal eega, halkaas waxaa joogay nin xer ah oo la odhan jiray Timoteyos, oo ahaa Yahuudiyad rumaysan wiilkeed, aabbihiise wuxuu ahaa Gariig. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah1 Oo wuxuu kaloo yimid Derbe iyo Lustara; oo bal eega, halkaas waxaa joogay nin xer ah oo la odhan jiray Timoteyos, oo ahaa Yahuudiyad rumaysan wiilkeed, aabbihiise wuxuu ahaa Gariig. Viz kapitola |