Falimaha 15:4 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub4 Nimankii goortey Yeruusaalem yimaadeen, waxaa soo dhaweeyay kaniisaddii, rasuulladii iyo odayaashii kaniisadda. Waxeyna u sheegeen waxyaalihii uu Illaahey ku caawiyay iney sameeyaan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH4 Oo markay Yeruusaalem yimaadeen, ayaa kiniisaddii iyo rasuulladii iyo waayeelladiiba soo dhoweeyeen, markaasay waxay uga warrameen waxyaalihii Ilaah iyaga la sameeyey oo dhan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah4 Oo markay Yeruusaalem yimaadeen, ayaa kiniisaddii iyo rasuulladii iyo waayeelladiiba soo dhoweeyeen, markaasay waxay uga warrameen waxyaalihii Ilaah iyaga la sameeyey oo dhan. Viz kapitola |