Falimaha 15:36 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub36 Waqti yar kadib ayaa Bawlos ku yiri Barnabas, “Soo bax aan booqanee walaalaha jooga magaalooyinka aan ka wacdinay ereyga Rabbiga oo aan ogaano sida ey yihiin.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH36 Maalmo dabadeed Bawlos ayaa wuxuu Barnabas ku yidhi, Hadda aynu ku noqonno oo booqanno walaalaha jooga magaalo kasta oo aynu ereyga Rabbiga ku wacdinnay inaan soo aragno siday yihiin. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah36 Maalmo dabadeed Bawlos ayaa wuxuu Barnabas ku yidhi, Hadda aynu ku noqonno oo booqanno walaalaha jooga magaalo kasta oo aynu ereyga Rabbiga ku wacdinnay inaan soo aragno siday yihiin. Viz kapitola |