Falimaha 15:29 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub29 Laakiin waa in eydan cunin cunto loo bixiyay sanamyada, dhiigga ama xayawaanada la ceejiyay hilibkooda iyo sinada. Waxan oo dhan haddaad raacdaan si fiican ayaad sameyn doontaan. Nabadgelyo. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH29 Waa inaad ka fogaataan waxa sanamyada loo sadqeeyo, iyo dhiig, iyo waxa la ceejiyo, iyo sinada. Kuwaas haddaad iska dhawrtaan si wanaagsan baad yeeli doontaan. Nabadgelyo. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah29 Waa inaad ka fogaataan waxa sanamyada loo sadqeeyo, iyo dhiig, iyo waxa la ceejiyo, iyo sinada. Kuwaas haddaad iska dhawrtaan si wanaagsan baad yeeli doontaan. Nabadgelyo. Viz kapitola |