Falimaha 15:27 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub27 Waxaa kale oo aan soo direynaa Yuudas iyo Silas, si ey afkooda idin kaga sheegaan waxyaalahan aan idiin soo qornay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH27 Sidaas aawadeed waxaannu soo dirnay Yuudas iyo Silas kuwaasoo iyaguna afka idiinka sheegi doona waxyaalahaas oo kale. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah27 Sidaas aawadeed waxaannu soo dirnay Yuudas iyo Silas kuwaasoo iyaguna afka idiinka sheegi doona waxyaalahaas oo kale. Viz kapitola |