Falimaha 15:23 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub23 Waxey la direen warqad sidan u qoran, Anaga oo ah rasuullada iyo odayaasha kaniisadda. Waan idin salaanay idinkoo ah dadka aan Yuhuudda ahayn ee walaalaha ka tirsan. Ee jooga Antiyokh, Suuriya iyo Kilikiya. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH23 Markaasay qoreen oo iyagii la direen warqad leh, Annagoo ah rasuullada iyo walaalaha waayeellada ah waxaannu soo salaamaynaa walaalaha ka mid ah dadka aan Yuhuudda ahayn oo jooga Antiyokh iyo Suuriya iyo Kilikiya. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah23 Markaasay qoreen oo iyagii la direen warqad leh, Annagoo ah rasuullada iyo walaalaha waayeellada ah waxaannu soo salaamaynaa walaalaha ka mid ah dadka aan Yuhuudda ahayn oo jooga Antiyokh iyo Suuriya iyo Kilikiya. Viz kapitola |