Falimaha 15:1 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub1 Dad Yahuudiya ka yimaaday ayaa walaalihii barayay iyagoo leh, “Ilaa aad gudniinka sida caadada Muuse sameysaan maahee ma badbaadaysaan.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH1 Niman Yahuudiya ka yimid ayaa walaalihii wax baray iyagoo leh, Haddaan caadada Muuse laydinku gudin, badbaadi kari maysaan. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah1 Niman Yahuudiya ka yimid ayaa walaalihii wax baray iyagoo leh, Haddaan caadada Muuse laydinku gudin, badbaadi kari maysaan. Viz kapitola |