Falimaha 14:22 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub22 iyagoo xoogeynaya xertii kuna dhiirigelinaya iney iimaanka ku adkeystaan. Waxey ku yiraahdeen, “Waa inaan caqabado badan marnaa si aan u galno boqortooyada Illaahey.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH22 iyagoo nafihii xerta ku xoogaynaya, kuna waaninaya inay iimaanka ku sii wadaan, iyagoo ku leh, Waa inaynu dhibaatooyin badan ku galnaa boqortooyada Ilaah. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah22 iyagoo nafihii xerta ku xoogaynaya, kuna waaninaya inay iimaanka ku sii wadaan, iyagoo ku leh, Waa inaynu dhibaatooyin badan ku galnaa boqortooyada Ilaah. Viz kapitola |