Falimaha 14:21 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub21 Bawlos iyo Barnabas waxey injiilka ka wacdiyeen Derbe waxeyna xer ka dhigeen dad badan. Kadib waxey ku laabteen Lustara, Ikoniyon iyo Antiyokh, Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH21 Oo markay magaaladaas injiilkii ku wacdiyeen oo kuwo badan xer ka dhigeen, ayay ku noqdeen Lustara iyo Ikoniyon iyo Antiyokh, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah21 Oo markay magaaladaas injiilkii ku wacdiyeen oo kuwo badan xer ka dhigeen, ayay ku noqdeen Lustara iyo Ikoniyon iyo Antiyokh, Viz kapitola |