Falimaha 14:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub2 Laakiin Yuhuuddii aan iimaanka qaadan ayaa fikir qaldan ku shubeen dadkii aan Yuhuudda ahayn waxeyna ku kiciyeen walaalihii. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH2 Laakiin Yuhuuddii caasiyiinta ahayd ayaa waxay dadkii aan Yuhuudda ahayn ku kiciyeen oo si xun ugu direen walaalihii. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah2 Laakiin Yuhuuddii caasiyiinta ahayd ayaa waxay dadkii aan Yuhuudda ahayn ku kiciyeen oo si xun ugu direen walaalihii. Viz kapitola |