Falimaha 14:19 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub19 Laakiin Yuhuud ka timid Antiyokh iyo Ikoniyon ayaa dadkii badnaa kasbadeen. Waxey dhagaxeeyeen Bawlos kuna jiideen magaalada banaankeeda, iyagoo u maleynaya inuu dhintay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH19 Laakiin waxaa Antiyokh iyo Ikoniyon ka yimid Yuhuud, oo markay dadkii badnaa yeelsiiyeen, ayay Bawlos dhagxiyeen, oo magaaladii ka jiideen, iyagoo u malaynaya inuu dhintay. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah19 Laakiin waxaa Antiyokh iyo Ikoniyon ka yimid Yuhuud, oo markay dadkii badnaa yeelsiiyeen, ayay Bawlos dhagxiyeen, oo magaaladii ka jiideen, iyagoo u malaynaya inuu dhintay. Viz kapitola |