Online Bible

- Reklamy -

Falimaha 14:17 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

17 Laakiin weli wuxuu mar walba idiin kugu cadeynayay jiritaankiisa inuu waxyaalo wanaagsan idiin sameeyo. Wuu idiin naxariistay isaga oo samada idinkaga soo diray roob iyo xiliyo aad mirro gurataan, wuxuu idin siiyay cuntooyin badan wuxuuna qalbiyadiina ka buuxiyay farxad.”

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

17 Hase ahaatee isu maragfurla'aan iskama sii dayn, laakiin wanaag buu sameeyey, oo wuxuu samada idinka siiyey roob iyo xilliyo barwaaqo ah, isagoo qalbiyadiinna ka dherginaya cunto iyo farxad.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha 14:17

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy