Online Bible

- Reklamy -

Falimaha 14:15 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

15 “Walaalayaalow, maxaad sidan u sameyneysaan? Anaga xitaa waxaan nahay binu aadan idinka oo kale ah. Waxaan idiin keenay warka wanaagsan, waxaanna idiin sheegeynaa inaad kasoo leexataan waxyaalahan aan qiimaha lahayn oo aadna u timaadaan Illaaha nool, kaasoo sameeyay samooyinka, dhulka, badda iyo wax walboo ku dhex jira.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

15 oo leh, Niman yahow, maxaad waxyaalahan u samaynaysaan? Annagu waxaannu nahay niman idinla dabiicad ah, oo waxaannu idiin keenaynaa war wanaagsan inaad ka soo jeesataan waxyaalahan aan micnaha lahayn oo u jeesataan Ilaaha nool, kaasoo sameeyey samada iyo dhulka iyo badda iyo waxyaalaha ku jira oo dhan,

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha 14:15

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy