Falimaha 14:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub13 Markaas ayaa wadaadkii Yubiter oo macbadkiisu ku yaalay magaalada meel u dhow keenay dibiyo iyo ubaxyo isku xiran magaalada albaabyadeeda waayo isaga iyo dadkii badnaaba waxey rabeen iney sadaqo u bixiyaan rasuulladii. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH13 Markaasaa wadaadkii Yubiter oo macbudkiisu ku yiil magaalada horteeda, wuxuu irdaha keenay dibiyo, iyo ubaxyo isku taxan, wuxuuna doonayay inuu dadkii badnaa la sadqeeyo. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah13 Markaasaa wadaadkii Yubiter oo macbudkiisu ku yiil magaalada horteeda, wuxuu irdaha keenay dibiyo, iyo ubaxyo isku taxan, wuxuuna doonayay inuu dadkii badnaa la sadqeeyo. Viz kapitola |