Falimaha 14:10 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub10 Markaas ayuu u yeeray oo ku yiri, “Cagahaaga ku istaag!” Isla markiiba ninkii ayaa kor u booday oo bilaabay inuu socdo. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH10 wuxuuna cod dheer ku yidhi, Cagahaaga sare isugu taag. Markaasuu booday oo socday. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah10 wuxuuna cod dheer ku yidhi, Cagahaaga sare isugu taag. Markaasuu booday oo socday. Viz kapitola |