Online Bible

- Reklamy -




Falimaha 13:8 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

8 Laakiin Bar-Ciise oo magaciisa kale uu ahaa Elumas, ayaa isku dayay inuu ka hor istaago taliyaha inuu iimaanka helo.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

8 Laakiin waxaa iyagii ka hor istaagay saaxirka Elumas (oo sidaas magiciisa loo fasiri jiray), oo wuxuu isku dayayay inuu taliyihii ka leexiyo iimaanka.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

8 Laakiin waxaa iyagii ka hor istaagay saaxirka Elumas (oo sidaas magiciisa loo fasiri jiray), oo wuxuu isku dayayay inuu taliyihii ka leexiyo iimaanka.

Viz kapitola kopírovat




Falimaha 13:8

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy