Online Bible

- Reklamy -




Falimaha 13:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

7 kaasoo saaxiib la ahaa Sergiyos Bawlos, oo ahaa nin caqli badan taliyana ka ah jasiiradda. Sergiyos Bawlos wuxuu rabay inuu maqlo fariinta Illaahey, wuxuuna dalbaday in loo keeno Barnabas iyo Sawlos.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

7 kaas oo la jiray taliye Sergiyos Bawlos oo ahaa nin garasha leh. Kaasu markuu u yeedhay Barnabas iyo Sawlos, wuxuu doonayay inuu ereyga Ilaah maqlo.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

7 kaas oo la jiray taliye Sergiyos Bawlos oo ahaa nin garasha leh. Kaasu markuu u yeedhay Barnabas iyo Sawlos, wuxuu doonayay inuu ereyga Ilaah maqlo.

Viz kapitola kopírovat




Falimaha 13:7

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy