Falimaha 13:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub6 Waxey ku safreen jasiiradda oo dhan illaa ey yimaadeen Bafos, halkaas oo ey kula kulmeen nin sixiroole Yuhuudi ah nebi been ahna ahaa oo la yiraahdo Bar-Ciise, Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH6 Oo kolkay gasiiraddii oo dhan dhex mareen ayay waxay yimaadeen Bafos, taas oo ay kala kulmeen nin saaxir ah oo ahaa nebi been ah oo Yuhuudi ah oo magiciisa la odhan jiray Barciise; Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah6 Oo kolkay gasiiraddii oo dhan dhex mareen ayay waxay yimaadeen Bafos, taas oo ay kala kulmeen nin saaxir ah oo ahaa nebi been ah oo Yuhuudi ah oo magiciisa la odhan jiray Barciise; Viz kapitola |