Falimaha 13:50 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub50 Laakiin gudoomiyayaashii Yuhuudda waxey soo kiciyeen dumarkii cibaadada iyo sharafta lahaa iyo raggii madaxda ka ahaa magaalada. Weyna silciyeen Bawlos iyo Barnabas weyna ka ceyriyeen gobolkoodii. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH50 Laakiin Yuhuuddu waxay soo kiciyeen dumarkii cibaadada iyo sharafta lahaa iyo raggii madaxda magaalada ahaa, silec bayna Bawlos iyo Barnabas ku kiciyeen, oo soohdintoodii bay ka eryeen iyagii. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah50 Laakiin Yuhuuddu waxay soo kiciyeen dumarkii cibaadada iyo sharafta lahaa iyo raggii madaxda magaalada ahaa, silec bayna Bawlos iyo Barnabas ku kiciyeen, oo soohdintoodii bay ka eryeen iyagii. Viz kapitola |