Online Bible

- Reklamy -




Falimaha 13:48 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

48 Markey dadkii aan Yuhuudda ahayn arintaas maqleen, wey farxeen weyna sharfeen ereyga Sayidka, kuwii nolosha weligeed ah loo qorayna wey aamineen.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

48 Haddaba markii dadkii aan Yuhuudda ahayn taas maqleen, ayay ku farxeen oo ereygii Ilaah ammaaneen; oo waxaana rumaystay kuwii nolosha weligeed ah loo dhigay.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

48 Haddaba markii dadkii aan Yuhuudda ahayn taas maqleen, ayay ku farxeen oo ereygii Ilaah ammaaneen; oo waxaana rumaystay kuwii nolosha weligeed ah loo dhigay.

Viz kapitola kopírovat




Falimaha 13:48

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy