Falimaha 13:46 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub46 Kadib Bawlos iyo Barnabas ayaa si adag ugu jawaabay, “Waxey ahayd qasab inaan idinka idiin sheegno ereyga Illaah markii hore. Maadaama aad diideen oo isku maleynayseen in eydan u qalmin nolosha weligeed ah, markaas ayaan dadka aan Yuhuudda ahayn u jeesanay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH46 Haddaba Bawlos iyo Barnabas ayaa geesinimo ku hadlay iyagoo leh, Waxay ahayd lagama maarmaan in ereyga Ilaah markii hore idinka laydinkula hadlo. Laakiin idinku waad diiddeen, oo waxaad isku xukunteen sidii kuwo aan istaahilin nolosha weligeed ah, oo bal eega, sidaas aawadeed waxaannu u jeesanaynaa dadka aan Yuhuudda ahayn. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah46 Haddaba Bawlos iyo Barnabas ayaa geesinimo ku hadlay iyagoo leh, Waxay ahayd lagama maarmaan in ereyga Ilaah markii hore idinka laydinkula hadlo. Laakiin idinku waad diiddeen, oo waxaad isku xukunteen sidii kuwo aan istaahilin nolosha weligeed ah, oo bal eega, sidaas aawadeed waxaannu u jeesanaynaa dadka aan Yuhuudda ahayn. Viz kapitola |