Falimaha 13:45 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub45 Markey Yuhuuddii arkeen dadkii badnaa, aad ayey u maseyreen. Waxey bilaabeen iney qilaafaan wuxuu Bawlos dhahayay weyna caayeen. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH45 Laakiin Yuhuuddu markay arkeen dadkii faraha badnaa, waxaa iyaga ka buuxsamay masayr, wayna beeneeyeen waxyaalihii Bawlos ku' hadlay, waana caayeen. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah45 Laakiin Yuhuuddu markay arkeen dadkii faraha badnaa, waxaa iyaga ka buuxsamay masayr, wayna beeneeyeen waxyaalihii Bawlos ku' hadlay, waana caayeen. Viz kapitola |