Falimaha 13:41 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub41 “ ‘Fiiriya, kuwiinan Illaahey ku jeesjeesayow, yaaba oo luma, waayo maalmihiina waxaan sameyn doonaa waxaad aamini weysaan, xitaa haddii uu qof idiin sheego.’ ” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH41 Bal eega, kuwiinnan wax quudhsadow, yaaba oo luma; Waayo, maalmihiinnii waxaan samaynayaa shuqul, Oo ah shuqul aydnaan rumaysan doonin, haddii laydiin sheego. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah41 Bal eega, kuwiinnan wax quudhsadow, yaaba oo luma; Waayo, maalmihiinnii waxaan samaynayaa shuqul, Oo ah shuqul aydnaan rumaysan doonin, haddii laydiin sheego. Viz kapitola |