Online Bible

- Reklamy -

Falimaha 13:34 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

34 Illaah ayaa ka sarakiciyay dhimashada oo weligiis laguma dari doono kuwa qurma. Siduu Illaahey yiri, “ ‘Waxaan ku siin doonaa xaqnimadii iyo barakadii aan ka ballan qaaday Daa’uud.’

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

34 Isagii buu ka sara kiciyey kuwii dhintay inuusan mar dambe qudhun ku noqon, sidaas daraaddeed ayuu sidan ku hadlay, isagoo leh, Waxaan idin siin doonaa barakooyinka runta ah oo Daa'uud loo ballanqaaday.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha 13:34

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy