Falimaha 13:3 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub3 Haddaba markey soomeen oo duceysteen kadib, waxey gacmahooda saareen oo u duceeyeen Barnabas iyo Sawlos weyna direen. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH3 Markay soomeen oo duceeyeen oo gacmahoodii saareen dabadeed ayay direen iyagii. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah3 Markay soomeen oo duceeyeen oo gacmahoodii saareen dabadeed ayay direen iyagii. Viz kapitola |