Falimaha 13:25 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub25 Yooxanaa oo shaqadiisii sii gaba gabeynaya ayaa yiri, ‘Yaad u maleynaysaan inaan ahay? Ma ihi midka aad raadineysaan. Laakiin waxaa jira mid gadaasheyda imaan doona kaasoo aniga aanan u qalmin inaan kabaha ka furo.’ Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH25 Oo intii Yooxanaa shuqulkiisa dhammaynayay, wuxuu yidhi, Yaad u malaynaysaan inaan ahay? Anigu isagii ma ihi. Laakiin, bal eega, waxaa iga daba imanaya mid aanan istaahilin inaan kabaha cagihiisa ka furo. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah25 Oo intii Yooxanaa shuqulkiisa dhammaynayay, wuxuu yidhi, Yaad u malaynaysaan inaan ahay? Anigu isagii ma ihi. Laakiin, bal eega, waxaa iga daba imanaya mid aanan istaahilin inaan kabaha cagihiisa ka furo. Viz kapitola |