Online Bible

- Reklamy -

Falimaha 13:22 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

22 Markii Saa’uul laga qaaday xilka, wuxuu boqorkooda ka dhigay Daa’uud. Oo Illaahey ayaa ka marqaatifuray isaga, ‘Waxaan ogaaday Daa’uud wiilkii Yesay inuu qalbigaygu doortay, wuxuu sameyn doonaa wax walboo aan rabo inuu sameeyo.’

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

22 Kolkuu isagii boqortooyadii ka wareejiyeyna, wuxuu u kiciyey iyagii Daa'uud inuu boqorkooda noqdo; kaasoo uu u markhaati furay isagoo leh, Waxaan ogaaday Daa'uud oo ina Yesay ah inuu yahay nin ah sida qalbigaygu doonayo oo samayn doona waxaan doonayo oo dhan.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha 13:22

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy