Falimaha 13:17 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub17 Illaaha reer binu Israa’iil ayaa doortay awoowayaasheen, dadkeenana wuu saraysiiyay markey joogeen Masar. Kadibna Illaahey awooddiisa weyn ayuu kaga soo saaray waddanka, Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH17 Ilaaha dadkan reer binu Israa'iil wuxuu doortay awowayaasheen, dadkana buu sarraysiiyey markay dhulka Masar degganaayeen, oo gacan taagan buuna kaga soo saaray iyagii. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah17 Ilaaha dadkan reer binu Israa'iil wuxuu doortay awowayaasheen, dadkana buu sarraysiiyey markay dhulka Masar degganaayeen, oo gacan taagan buuna kaga soo saaray iyagii. Viz kapitola |