Falimaha 13:15 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub15 Kadib markii la akhriyay kitaabadii sharciga iyo nebiyada, ayaa gudoomiyihii sunagogga fariin u diray Bawlos iyo Barnabas, isaga oo leh, “Walaalayaalow, haddaad haysan hadal dadka dhiirigelinaya, fadlan na la wadaaga.” Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH15 Markii sharcigii iyo nebiyadii la akhriyey dabadeed kuwii sunagogga u sarreeyey ayaa cid u soo diray iyagoo leh, Walaalayaalow, haddaad dadka u haysaan hadal waana ah, dhaha. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah15 Markii sharcigii iyo nebiyadii la akhriyey dabadeed kuwii sunagogga u sarreeyey ayaa cid u soo diray iyagoo leh, Walaalayaalow, haddaad dadka u haysaan hadal waana ah, dhaha. Viz kapitola |