Falimaha 13:13 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub13 Bawlos iyo kuwii la socday ayaa ka tagay Bafos oo waxey tageen Berga oo ku taalay Bamfuliya, halkaas oo uu Yooxanaa kaga tagay si uu ugu laabto Yeruusaalem. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH13 Haddaba Bawlos iyo kuwii la socday ayaa ka dhoofay Bafos, oo waxay yimaadeen Berga oo Bamfuliya ku jirta; markaasaa Yooxanaa ka tegey iyagii oo Yeruusaalem ku noqday. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah13 Haddaba Bawlos iyo kuwii la socday ayaa ka dhoofay Bafos, oo waxay yimaadeen Berga oo Bamfuliya ku jirta; markaasaa Yooxanaa ka tegey iyagii oo Yeruusaalem ku noqday. Viz kapitola |