Online Bible

- Reklamy -

Falimaha 13:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

11 Hadda fiiri Illaahey wuxuu kugu ciqaabi doonaa inuu in muddo ah indhaha ku tiro, xitaa ma arki doontid iftiinka qoraxda.” Isla markiiba ceeryaamo madow ayaa dabooshay ninkii indhihiisa, agagaarkiisa ayuu taataabtay isaga oo raadinaya qof gacanta qabta.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

11 Haddaba, bal eeg, gacanta Rabbigu waa ku saaran tahay, oo waad indha beeli doontaa, adigoo aan qorraxda arkayn intii wakhti ah. Kolkaasaa markiiba waxaa ku soo dhacday isagii ceeryaamo iyo gudcur; wuuna warwareegay oo doondoonay nin gacanta ku haga.

Viz kapitola kopírovat

Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha 13:11

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy