Falimaha 13:10 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub10 “Waxaad tahay wiilka ibliiska iyo cadowga wax walboo wanaagsan! Kan ey ka buuxdo khiyaano iyo xumaato oo dhan. Goormaad iska daynaysaa ka hor imaanshaha wadada Illaahey ee runta ah? Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH10 oo ku yidhi, Kaaga khiyaanada iyo xumaanta oo dhammu ka buuxsantay oo ah wiilka Ibliiska iyo cadowga xaqnimada oo dhan, miyaanad ka joogsanayn qalloocinta aad ku qalloocinaysid jidadka toosan oo Rabbiga? Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah10 oo ku yidhi, Kaaga khiyaanada iyo xumaanta oo dhammu ka buuxsantay oo ah wiilka Ibliiska iyo cadowga xaqnimada oo dhan, miyaanad ka joogsanayn qalloocinta aad ku qalloocinaysid jidadka toosan oo Rabbiga? Viz kapitola |