Falimaha 13:1 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub1 Haddaba kaniisaddii ku taalay Antiyokh waxaa joogay nebiyo iyo macalimiin. Kuwaas oo kala ahaa Barnabas, Simecoon oo lagu magacaabi jiray Niger, Lukiyos oo reer Sayriin ah, Mana’een oo la koray taliye Herodos iyo Sawlos. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH1 Haddaba kiniisaddii Antiyokh ku tiil waxaa joogay nebiyo iyo macallimmo, kuwaas oo ahaa Barnabas, iyo Simecoon oo la odhan jiray Niger, iyo Lukiyos oo reer Kuranaya ah, iyo Mana'een oo la koray taliye Herodos, iyo Sawlos. Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah1 Haddaba kiniisaddii Antiyokh ku tiil waxaa joogay nebiyo iyo macallimiin, kuwaas oo ahaa Barnabas, iyo Simecoon oo la odhan jiray Niger, iyo Lukiyos oo reer Kuranaya ah, iyo Mana'een oo la koray taliye Herodos, iyo Sawlos. Viz kapitola |