Falimaha 1:24 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub24 Kadibna wey duceysteen oo waxey yiraahdeen, “Rabbiyow, adiga ayaa garanaya qof walba qalbigiisa. Na tus labadan nin midka aad dooratay Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH24 Kolkaasay tukadeen oo yidhaahdeen, Rabbow, adigoo garanaya qalbiga dadka oo dhan, na tus labadan kaad dooratay, Viz kapitolaKitaabka Quduuska Ah24 Kolkaasay tukadeen oo yidhaahdeen, Rabbow, adigoo garanaya qalbiga dadka oo dhan, na tus labadan kaad dooratay, Viz kapitola |